Dowlada Somalia oo si kulul u beenisay War laga sii daayey Warbaahinta gudaha (Sawirro)

Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u beenisay in Al-Shabaab ay joojiyeen dayactirkii ka socday Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, kadib warbixinno laga soo xigtay shirkadda dhiseysa garoonka oo ay baahisay saxaafada gudaha qaarkood. Ra’iisal Wasaare kuxigeenka xukuumadda Somalia Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay la socdeen Wasiirka Dhalinyarada & Cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirka … Continue reading Dowlada Somalia oo si kulul u beenisay War laga sii daayey Warbaahinta gudaha (Sawirro)